Al Shabaab oo Xukun ku riday labo nin oo Dilal iyo kufsi u geestay Dumar

Maxkamad ay leedahay Al Shabaab oo kutaala Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayaa xukuno kala duwan ku riday labo nin oo lagu helay dambi ah in ay kufsi iyo dil u geesteen Dumar. Mid kamid ah labadan nin ayaa lagu helay dambi ah in uu kufsaday afar haween ah uuna dilay labo kamid ah haweenkaasi … Continue reading Al Shabaab oo Xukun ku riday labo nin oo Dilal iyo kufsi u geestay Dumar